Sida ay iska daweyntu u shaqeyso

Daawada HIVgu waxay kaa caawinaysaa in uu yaraado xada cudurka ah ee jidhkaaga ku jira. Dhamaan maandooriyayaasha ka hortaga HIVga waxay isku  dayaan inay ka hortagaan ugudbida uu HIVgu u gudbiyo unugyo cusub, laakiin qaybo kala duwan oo maandooriyyaal ah ayaa u saameeya siyaabo kala duwan. Isku darka laysku darayo laba nooc oo ka mida mukhaadaraadi, waxay ina siisaa awood balaadhan oo aynu kaga hortagno HIVga. Ujeedada ugu weyn ee iska daweyntu waa hoos u dhigida xadiga cudur dhaliyaha ah ee jidhkaaga ku jira.

  • Up vote 0
  • Down vote 0