Dhinaca saameynta

Sidoo kale in la kaantaroolo ama halkiisa lagu hayo cudur dhaliyaha sameeya jidhka qofka bini, aadamka ah waxay sababtaa in maandooriyayaasha in ay saameyn ku yeeshaan jidhkaaga siyaabo kala duwan. Wax kastoo saayida ama saameyn aan la rabin ayaa loogu yeedhaa (side-effect).

  • Up vote 0
  • Down vote 0